Ciidamadii maanta qabsaday Xarunta Golaha Shacabka oo la sheegay in Maxkamad la soo taagayo

Taliyeyaasha ciidamada Booliska, Milateriga, Nabad sugida iyo asluubta oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay cida ka dambeysay inuu baaqdo fadhigii golaha shacabka ku yeelan lahaayeen Magaalada Muqdisho. Waxay sheegeen in kulankii golaha shacabka ee maanta uu u baaqday sababo la xiriira ciidamo ay wateen Guddoomiyaha Golaha Shacabka Max’ed Shiikh Cusmaan Jawaari … Continue reading Ciidamadii maanta qabsaday Xarunta Golaha Shacabka oo la sheegay in Maxkamad la soo taagayo